Deeq A. Posted March 22, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa soo dhoweeyay ansixinta sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa,wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday. Sidoo kale Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo hadda horyaala Golaha Shacabka si xisbiyada ugu gudbaan xisbiyo rasmi ah oo sharciyad u leh iney ka qeyb galaan doorashada 2020/21. View the full article Share this post Link to post Share on other sites