Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka oo war cusub soo saarey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa soo dhoweeyay ansixinta sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa,wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday.

Sidoo kale Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo hadda horyaala Golaha Shacabka si xisbiyada ugu gudbaan xisbiyo rasmi ah oo sharciyad u leh iney ka qeyb galaan doorashada 2020/21.

Image may contain: text

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this