Deeq A. Posted March 21, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 21/03/2020 oo lagu fasaxayay diyaaradaha dalka soo galaya muddo 2 maalmood ah, waxa ay ogeysiinaysaa dhammaan muwaadiniinta imanaya dalka in ay raacaan kuna dhaqmaan tallooyinkaan soo socda: Hoos ka akhriso qoraalka View the full article Share this post Link to post Share on other sites