Deeq A. Posted March 21, 2020 Wafdigii xukuumadda Soomaaliya uga qeyb galay shirkii wadatashiga Puntland ee lagu soo gabagabeeyey Garoowe ayaa dhaliilay qodobada qaar ee ka soo baxay shirkaasi. Warsaxaafadeed ka soo baxay xunahahaasi ayaa waxa ay ku diideen qodobo ku jiray war-murtiyeedkii shirka Garowe, kuwaa oo eedaymo culus loogu jeediyay dowladda dhexe. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites