Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda Somaliland Oo Ganacsatada U Hanjabtay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto Ganacsatada qaaliyeeyay Maceeshada si ay uga faa’idaystaan werwerka Cudurka Corona Virus awgii.

Maxamed Kaahin, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in sidoo kale ay tallaabo ka qaadi doonaan cidda lagu qabto iyaga oo dalka ka dhoofinaya Daawooyin si ay waddamada jaarka uga iibiyaan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this