Deeq A. Posted March 19, 2020 (SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto Ganacsatada qaaliyeeyay Maceeshada si ay uga faa’idaystaan werwerka Cudurka Corona Virus awgii. Maxamed Kaahin, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in sidoo kale ay tallaabo ka qaadi doonaan cidda lagu qabto iyaga oo dalka ka dhoofinaya Daawooyin si ay waddamada jaarka uga iibiyaan, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites