Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo La Soo Gabo-Gabeeyay+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Shirkii magaalada Burco uga socday beelaha Habar-jeclo iyo West Burco Clan ayaa goor-dhawayd la soo gabo-gabeeyay.

Gabagabadii shirkan ayaa waxa maanta lagu soo casuumay dhammaan Salaadiinta Guud ee Beelaha Somaliland.

Shirkan oo muddo afar maalmood ah ka socda Huteelka City Plaza ee Magaaladaasi Burco ayaa maanta waxa laga soo saaray go’aamo ka kooban 9 qodob.

6.jpg 5-2.jpg 4-1.jpg 3.jpg 2-1.jpg 1-1.jpg

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this