Sign in to follow this  
Deeq A.

“Somaliland Iyo Ciidankeeda Cidda Gacan-saarta Way Eeddaa…” Madaxweyne Biixi Oo Si Kulul Uga Hadlay Taliye Xalay Lagu Dilay Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer isugu jira wacyigelin iyo kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka qaranka iyo xerada ciidanka ee Birjeed, isaga oo sidoo kale dhammaanba ciidamada kala duwan ee qalabka sidana geliyey heegan buuxa, xaaladda kasoo korodhay xanuunka CORONA VIRUS oo ah masiibo cusub oo dunida kusoo korodhay.

Dhan kale Madaxweynuhu waxa uu ka hadlay taliye xalay lagu dilay magaalada Laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this