Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 16-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Taliyaha xoogga Dalka ayaa soo saaray digniino iyo amarro ku socda ciidamada aan joogtada uga howlgelin xarumaha ay hoostagaan.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa wadahadallada la qorsheynayo inay yeeshaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ku tilmaamay wax aan sharci ahayn.

Dowlad Itoobiya ayaa laga soo weriyay kiisas cusub oo CARONA  VIRUS ah.

Saraakiisha ammaanka Magalaada Baladweyne ayaa baadi-goobaya maleeshiyaad hubeysan oo dil ugu gaystay dad shacab ah inta u dhaxeysa Burdhiile iyo Kabxaanley.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in aysan Dowladda Federaalka ka ogolan doonin in lagu ciyaaro dhisamaha heykalka Dowladnimada.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdikariin Cali Aadan iyo Raxmo Xasan Maxamed

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-16-03-2020-.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this