checkmate Posted June 16, 2004 juxaaaaaaa aniga taa igu dhigtay waagii xalane aan joogney aan wali ka soo waaqsahooyaa, ebidkee ma arkin geber oo bajiye bisbaas la aan cunheeso adi ii koow eheed, ebidkee ma arkin geber sootaano cagaar eh qabto adi ii koow eheed, ebidkee ma arkin geber buruka deeda fooneeneeso adi ii koow aheed, laakin juxa walaashiis ani qalbigeega fiyoore aa ku abuuratay maskax ma qabi ani dadka dhan lama miire ay i mudaan waa iga maadsadaan fiyoorahaas daraadiis..... enuff said where is my miir shush waryaa(tawkin ta me self) iska iloow gebertaan bax awees macoow agtiis aad mingis halagaa soo tumee(adoogee is tawkin to me) umaaa adi ma ii naxdidoo,(umaa) hayebo shimee lamogoodle daan juxa ladhoho isbarateen ala sugbo jaamac jeesto gebertiis miyaa (me) maya habartee tan waxaa dhalay cali garuumoow (umaa) haaaa ma kasaayi kaas ha imoodo lamo lamo ha iimoodo.. juxaa xabiibtii wa xayaati xaa sameeyaa adogee iyo umaadee kafee boor ma rabaan, waxay rabaan qoftoo ani camal baliil eh laakin ani kafee boor aan rabaa .. asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites