Muriidi Posted November 5, 2009 web page maximus individual(group) freedom in a pluralistic context. Quote Share this post Link to post Share on other sites
5 Posted November 5, 2009 Muriidi it's unclear what drug you're on, but I like the picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted November 5, 2009 i didn't know drugs were required here...let me check with my dealer from ghambia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted November 5, 2009 ^ Macalin Muriidi is in another state of mind and not necessarily because of drugs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 5, 2009 ^^ lol@Cawaale, usheeg, maskax fayoow unbaa fahmi karto waxa uu qoro Al Fadiilatu Sheikh Muriidi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted November 5, 2009 >Conversation, verbal elation, stimulation Share our situations, temptations, education, relaxations, Elevations, maybe we can save the nation..kuwaas iyo kuwo kaleba Muriidiga(as in sufi murttiidi) an ka faa'iiday. IJaazaan qaba hadda kadib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeeKer Posted November 5, 2009 ^Jill Scott's words ba xaade. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted November 5, 2009 ^lol@baa xaday. Muriido aa soo post-gareeyya in other thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 6, 2009 Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted November 6, 2009 muriidi i am slow lerner igu soo celi casharka intii horaa i dhaaftay Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 6, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan. Inaa akhrisato waaye where he called you an imaam of Masjid abaa nuur muxuyidiin mowlaanaa, fiiri Islamic sectionka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 8, 2009 Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan. Inaa akhrisato waaye where he called you an imaam of Masjid abaa nuur muxuyidiin mowlaanaa, fiiri Islamic sectionka Meel aan aniga iimaam ka ahay, masaajid noocee waaye kaas? Rakacada u horeyso, suurada Baqara u qabsan lahaaba, dad badan fadhiisan lahaa daal daraadiis. Nuunka, awguuriyo hee. Waxaa maqlay guddoomiyaha gobolka Banaadir in lagaa dhigay. See camal laakiin, xalwada celebrationka waa naga qarsatee. Saas la iskuma ogeyn nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 8, 2009 ^^^ lool@MMA, Xaflad benadir beel, war Nairobi baan u socdaa dhawaan oon rabaa inaan xagaa ku soo yara leersado about 2 weeks around December, kadibna aan carabahaas casiirul burtuqaal ku soo qurquriyo, winterkan ayaan iskaga cararayaa niyahow, waa inaan xoogoow soo yara jimicsadaa, safar waayahan ma galin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted November 8, 2009 Isku-keen-keen baa ladhahaa Muriidi warkiisa waa laguu yaqaan. I am amazed at the man's level of knowledge and yet how he manages to create an interesting topic that is nothing made out of nothing and send us all into haywire. Could it be intentional, could it be? One wonders. Quote Share this post Link to post Share on other sites