Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay In Itoobiya Ay Ka Noqotay Saamigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekedda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay in Itoobiya ay noqotay saami dhan 19% ku lahayd horumarint dekedda Berbera iyo in Imaraadkii ka noqday dhismaha Saldhiga Mellateri .

Wasiirka arrimaha debadda Somaliland ayaa warbaahinta dawladda arrinta u xaqiijiyey, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this