Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumada Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxeexday Mashruuc Lagu Horumarinayo Laasgeel

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland iyo Midawga Yurub ayaa kala saxeexday mashruuc ay iska kaashanayaan oo lagu ilaalinayo Laasgeel iyo goobaha taariikhda dalxiiska ee Somaliland.

Mashruucan ayaa waxa Somaliland iyo Midawga Yurub waxa u kala saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan iyo Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Ambassador Nickolas Berlanga.

Mashruucan oo lagu kala saxeexday Laasgeel ayaa sidoo kale waxa goobjoog ka ahaa Jamac Muuse Jaamac oo ka tirsan Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

ESmKm8AWsAEt5nq-1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this