SOO MAAL Posted February 9, 2006 Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Geeri Naxdil Leh (Jibuuti}09.02-06 Waxaa Maanta ku Geeryooday Magaaladda Jibuuti ee Dalka Jibuuti Garaad C/qani Garaad Jaamac Garaad Cali................. Garaad C/qani oo ahaa Garaadka ugu Mudan Garaadada Dhul bahante ama Guud ahaan ka mid ahaa isima Soo Jireenka ahaa ee Soomliyeed, waxaa uu in dhawaydba ku sugnaa Dalka Jibuuti oo uu hawl Caafimaad u joogay. Waxaa nasoo Gaadhaya Tacsi badan oo ku aadan Garaadka Geeridiisa waxaanu u samayn doonaa Bog u gaar ah Tacsida Garaadka. Waxaa kale oo dhawaan aan ka warami doonaa Taarikhda garaadka, inshaa allh. Bahda Widhwidh Online waxaa ay Ilaahay uga Bar yaysaa Garaadka in uu Janadii Firdowsa Muquursiiyo, Qowsii iyo Qaraabadiina iyo weliba Guud ahaan ummadda Soomaliyeed Samir iyo Iimaan ka siiyo. Widhwidh Online News Cente Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zafir Posted February 9, 2006 Allah yarxama, Ilaahooy u naxariiso adoonkaaga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sayyid Posted February 9, 2006 Inna lillaahi wa inna illeyhi raajicuun! Illahey ha unaxariisto Garad Cabdiqani Garaad Jaamac jannada firdowsana haka waraabiyo, samir iyo imaan ha ka siiyo ehelkiisa, qaraabadiisa, tolka iyo somaaliweyn intaba'. Amiin. Walle geeridu wa xaq. Kulu nafsin daaiqatul mowt! Quote Share this post Link to post Share on other sites