Deeq A. Posted March 4, 2020 Wararka naga soo gaaraya gobolka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in lagu arkay xanuun la garan la’yahay oo dadka dhiig ay ka keenayaan sanka iyo afka, kadibna ay dhimanayaan. Xanuunkaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay wasaqda ceelaha shidaalka ee uu shiinaha ka qodayo halkaasi. Sidoo kale xanuunka ayaa ku sii faahafay tuulooyin dhowr ah oo ku dhow halka laga qadayo ceelashaasi. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Afgooye.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites