Che -Guevara Posted March 3, 2020 Four MPs and officials resigned in the last two days; more to follow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 3, 2020 Qof kasta wuu akhrin karaa in madaxdeenii hore mustaqbalkoodii siyaasadeed uu mugdi galay, waana mida keentay inay mundul dib ugu noqdaa iyo qabiilaysi. Siyaasiyiinta waqooyiga kasoo waxaa u badan rag macquula oo wax ukala saaran yihiin waxaana ceeb ku noqotay sidaan filayo banaanka nagu suga inta shir beeleedkeenu socdo. Siyaasadda mar walba maslaxadu kama harto waxaa kaloo lagama maarmaan u ah inaad in badan akhriso afkaarta shacabka wax laga iibsanayo. Waxaa ila fiican inay xisbi waqooyiga soomaaliya u badan samaystaan oo duriyad ciida-gale iyo waxba aysan ku qornayn waraaqahooda, mar hadii lagasii baxayo hanaanka 4.5 Waan hubaa inay shacbiyad badan heli karaan waana meesha kaliya oo aan soomaalidu tijaabin ilaa maalintii calanka la qaatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 4, 2020 Politics and politicians are most corrupted, most disrespected everywhere in the world, but when its this open and in no time at snap of finger and also no shame, hiding or abufsicating...It shows disrespect of the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites