Paragon Posted August 22, 2009 Soon baa ba'ayoo sagaal iyo labaatan baa ka dhiman. Talk me now. I have a full belly to do just that. Where's nuune and his sanbuuse. Afur wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 22, 2009 ^^Lool Afur wanaagsan sxb Maanta sambuuso iyo saliidiisa war aad kakeentay aan umaleena Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 22, 2009 ^Haaheey, meelaan ku hubsadey! Malagiis galyoow mooyaale iga dheh. Anidu ma afurtey horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 22, 2009 ^^aniga sxb marhoraan afuray hadana Ugali &cassava ayaa dabka isaaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 22, 2009 ^Haha of all foods maxaa boosho kuu geestey ninyow? Mise inaad sahanku ku dul lulmooto ayaad ka rabtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 22, 2009 ^^awoowe anigu nin african ah ayaan ahay marka bahashas waa my trademark laigama ag maro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 22, 2009 ^Lol. Afrikaan waa la wada yahay adee, inkastoo aan bisle ahay oon san waran ah leeyahay, hadana 9 by 9 block ugali iyo sukuma wiki isn't going to be my trademark. Haddiise ay tahay tii caraweelo iyo odey biiqe ee 'qas iyo lab' ahayn, anigu Allaheey ka Alle. Ma inaan ugaali ku marganno ayaad rabtaa oo mag laguu soo raadsado, oo dhawrkii halaad ee abaarta kaaga badbaadey lagaa fara maroojiyo? Adeer Cad iyo Caano baan kaa aqaan haddii kale se ina kala wareeji haddii kale 'gacan beey tageeysaa' (ala reer mudug style) Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 22, 2009 ^^awoowe tinta bista ah & sanqaroorka waa laga wad siman yahay laaakin waxaan la mija dhuubanahay oo umadi kale naga duway so Ugali la'aanta ma ahan iyo african food ka oo aan ka faaano ..war ninyoho adiga ma intaan qurbaha tagtaad bahasha nacday Laakin wale cad iyo caano ugali anba kuma doorsan karo ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 22, 2009 ^Adeer, horta gaalka dil gartiisana sii baa la yiri oo ugalida waa caafimaad laakiin hurdadaan ku nacay. Aniga iyo ugali waan is naqaan waadna ogtahay inaan xagii iyo afrika ku cuni jirey, balse cuntooyinkaaba iska badan halkan. Marka waan ka gambistey. Cad iyo caano cid diido ayaaba la waayey. Ninyow, habeen wanaagsan. Insha-Allahu waa inoo berito. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 22, 2009 Nimankiina sambuusaha ka dhergay ha nagu daacdaacsanina. Rag bay 4 saac u hartay. Meel aysan qoraxdu dhicin ayaan joognaa anagu, marka noo yara kaadiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23, 2009 Sambuus is overrated. Can't stand that thing. Now malawax. Now that is another story. Malawax kulul, oo malab lagu bilbilay, shaah caddeys ahna ku agyaalo. Xaax. Konton xabo xataa waaka cuni karaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 23, 2009 What a sambusa .... walee xalay wacdaraan ku dhigay kaas ,,,, inkastoo aanuu ii cusbayn oo marka aan doono aan ku casheeyo but the Ramadan one always have a special dhadhan ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 23, 2009 I will be taking it easy with the sambuusas this month. Post Ramadan calool can be embarrassing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zakinah Posted August 23, 2009 ^lol gr8 idea nimankaan bal taas u sheeg walaalo. I honestly reckon we cook too much lets try to not waste food dad badan baa gaajo heeysaaye...laakin nothing beats mandhaasi n koob qaxwo ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 23, 2009 Saambuus la'aantiis awaar waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites