Saalax Posted February 28, 2020 They also added 3 white people into the electoral commission for next Somaliland region elections to make sure there is no internal fighting and arguments. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 28, 2020 Ninkaan daljiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya waaye. To Muuse Marqaan, guurtida wuu uga sareeyaa oo wuu caabudaa. Xoog ayuu ku aqbaleen wuxuu hordhigay Muuse Muqayil iyo kuwii ka soo horjeeday. Quote Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka. Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada. Waxaana kulankaasi door weyn ku lahaa qabsoomida, oo qeybna ka ahaa Wafdi uu hogaaminayey Nicolas Berlanga oo ka socday Midowga yurub, kuwaasi oo labada dhinac cadaadis xoogan ku saaray in xal kama dambeysa ah laga gaaro khilaafkaasi. Cadaadis xoogan waa kistii yareyd jaad ku gadan jiray Muuse Marqaanweyne in laga joojin doono hadduu ogalaan waxa la hordhigay. Maan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites