Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 4, 2020 Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee gobalka Bakool Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad iyo dawooyinka oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed, Maamulka gobalka Bakood iyo maamulka degmada Xudur, waxaa kamid ah Maaskaro iyo dharka ay xirtaan howl-wadeennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada la xanuunsan Feyruska Karoona. Wasiirka caafimaadka Koonfur Galbeed, Maxamed Cusmaan Xaaji, Guddoomiyaha gobalka Bakool, Maxamed Cabdi Maxamed (Tall), iyo guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macallim Axmed, ayaa ka mahad celiyay dawada iyo qalabka caafimaad ee dowladda federaalku ku wareejiyay. Howl-wadeennada farsamo ee ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xudur geeyay taageerada xukuumaddu ku xoojineysay awoodda xakameynta Feyruska Karoona ayaa sidoo kale socdaalkoodu salka ku hayay inay Qiimeyn ku sameeyaan xaaladda guud iyo xarumaha loo qorsheeyay in dadka lagula tacaalo, si loo ogaado baahida jirta, looguna qorsheeyo taageerada dheeraadka ah ee ay u baahanyihiin. Dowladda federaalka ayaa horay qalab caafimaad iyo dawooyin u gaarsiisayay degmooyin iyo goballo ka tirsan dowlad gobaleedyada dalka si sare loogu qaado dadaallada kahor tagga iyo xakameynta xanuunka COVID19 ee dhibaatada ku haya dunida oo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2020 04 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 58 > Banaadir: 32 > Hirshabelle: 11 > Somaliland: 8 > Galmudug: 3 > Puntland: 2 > Jubbaland: 1 > South West: 1 > Male: 49 > Female: 9 > Recovery: 12 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,204 Total recoveries: 418 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2020 Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay ka heshay hay’adda IOM 20 xabo oo neef-caawiyayaal ah kuwaasi oo wax-weyn katari doono badbaadinta dadka ku neef-qabatooba caabuqa #COVID19. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2020 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaqaatiir iyo qalab caafimaad geysay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2020 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, uuna guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Boris Johnson. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2020 Somalia confirms 58 new COVID-19 cases as tally rises to 2,204 Somali health ministry on Thursday confirmed 58 new cases of novel coronavirus, bringing the total number of infections to 2,204. Fawziya Abikar, the country’s health minister said 32 of the latest cases were found in Banadir, an administration area which covers the capital, Mogadishu, 11 other cases in Hirshabelle state, 8 cases in the breakaway region of Somaliland, The minister added that 3 cases were recorded in Galmudug, 2 cases in Puntland, a case in Jubbaland and another case in Southwest state. She further said 12 patients recovered from the disease and no death case has been reported in the past 24 hours. The total number of recoveries in the country has so far reached 418. Added the ministry. The minister also said that 49 of the latest cases were male while nine other cases were female. The increase in the number of COVID-19 cases comes at a time Somalia is also facing heavy flooding and a threat of desert locust infestation. The UN has warned that if the virus transmission is not contained rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. The Horn of Africa nation has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Come Learn Somali Posted June 7, 2020 Between extreme poverty, and just hard headed folk who'd not socially distance, I think this issue will impact Somalia and possibly neighboring countries most. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 8, 2020 13 hours ago, Come Learn Somali said: Between extreme poverty, and just hard headed folk who'd not socially distance, I think this issue will impact Somalia and possibly neighboring countries most. True. The only silver lining against this is that Soomaaliya's population is very young and the elder population not that significant in general population. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 8, 2020 07 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 45 > Banaadir: 25 > Somaliland: 17 > Puntland: 2 > South West: 1 > Male: 35 > Female: 10 > Recovery: 10 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,334 Total recoveries: 441 Total deaths: 83 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 9, 2020 08 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 34 > Somaliland: 19 > Galmudug: 15 > Male: 24 > Female: 10 > Recovery: 29 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,368 Total recoveries: 470 Total deaths: 84 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 10, 2020 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta kala wareegtay hay’adda USAID Somalia afxir gaaraya shan boqol kun (500,000) oo dalka gudihiisa ay ku sameyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo taageero ka helay hay'adda USAID Somalia mashruuceeda GEEL Somalia. Wasiir Fawsiya ayaa aad u amaantay dalinyaradaasi oo ku sameeyn muddo 1 bil ah shan boqol kun oo Af-xir ah oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed kuna soo aaday xilligii loogu baahida badnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites