Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo ka taagan qaybo kamida Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Laascaanood (SMN) – Xaalad kacsanaan ah ayaa waxaa la sheegay in laga dareemayo degaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Si gaar ah tuuladda Hadaaftimo ayaa la tilmaamay in ay ka jirto xiisadda, halkaasoo ay ku dagaalameen Puntland iyo Somaliland.

Abshir Maxamed Aadan, aqoonyahan kasoo jeeda gobolkaas, ayaa siyaasiyiin dano gaar ah leh ku eedeeyay hurinta colaada.

Isagoo u waramay warbaahinta Shabelle, wuxuu tilmaamay in colaada salka ku hayso in ay beel ku biirto Somaliland ama Puntland.

Ugu dambeyntii, wuxuu dhinacyadda ku booriyey in ay joojiyaan colaadda isla markaana ay kawada shaqeeyaan xasilinta gobolka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this