Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Shirkadda Shidaalka Ee Hass Ku Eedaysay Inay Maalgelinayso Jabhad Laga Sameeyay Buuhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

Shidaalka ee Hass ayaa ka mid ah shirkaddaha ugu waa weyn ee shidaalka ka ganacsada Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this