Suldaanka Posted February 24, 2020 Cali Maxamed Geedi was: Ragga Geela leh (Xabashida) Ninka daba-yaal (Col. Yey) Ka sii daba-yaal (Cali Maxamed Geedi). Qof taariikhdiisu ku bilaamatay Jaajuusnimo waliba ka ugu xun oo ah inu jaaajuus kale ka sii hoos shaqaysto. Inu dadka ka dhuunto ama is deldelo ayaa ku haboon, inu microphone ka soo muuqda waa liignimo. Halkani waa Xalane. Waa Ciidankii Xabashida ugu horeeyay inta la xasuusto taariikhda ee xeeb Soomaaliyeed calankooda ka taaga, sanadku waa 2006. Taariikha waxa aabe u ahaa Col. Yey, waxa jaajuus ka ahaa waa Cali Maxamed Geedi. Guulaha uu gaadhay Meles Zenaawi ee diwaanka u gali doonta. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 25, 2020 Maxamed cali Geedi waa runtiisa. Waa gartooda dadkaas - sida Shariifka, Xasan Sheekh iyo Cali Mahdi - ilmahooda iyo waxee sii dhaleen u joogaan dibadaha inay masaakiinta Muqdisho ku nool qal qal ku abuuraan. Hadduu Cali Mahdi runta sheegaayo, Soomaaliyana dan u haayo asaga iyo kii kale qabqablaha weynaa Xamar dhulka lama simeen 1991-92, dagaalkii kala joogsiga lahayn ee afarta bilood ahaa. Salaad Jeelle, too, jawaab siiyey dadka dib u socodka wado. Quote Share this post Link to post Share on other sites