Deeq A. Posted February 23, 2020 Qaar ka mid ah dadka xoolaleyda ah ee ku dhaqan M/Muqdisho ayaa durbo cabasho ka keenay howlgalka lagu aruurinayo xoolaha dhex socda Caasimadda. Shirjaraa’id oo ay xoola dhaqatada u qabteen warbaahinta ayaa waxa ay ku dhaliileen dowladda Soomaaliya, sida ay u martay xareenta xoolahaasi. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in guryahooda loogu imaaday, islamarkaana xoolahooda la gala soo baxay moorada, sida ay hadalka u dhigeen. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Cod-Ismaaciil-Turki-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites