Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga oo la kulmay Hay’adaha Dawladda iyo Saamilayda Siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   
9-10.jpg?w=1000&ssl=1

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan baalaaran la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adaha dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland.

kulanka oo noqodoona mid 3 biloodle ah waxaa guddigu kusoo bandhigidoonaa wixii qabsoomay 3da bilood ee tagay, wixii caqabado ah iyo doodwadaag dhexmaridoona Guddiga iyo qaybaha kala duwan ee dawladda iyo bulshada.

 Guddigu wuxuu saaka si gooni ah uga warbixiyay waxyaabihii kasoo baxay safaradii asbuucyada qaatay ee guddigu ku mareen dhamaan gobolada Puntland iyo siday bulshada Puntland ugu baahi qabaan doorasho xor ah oo qof iyo cod ahi inay Puntland ka qabsoonta.

Sidoo kale Guddiga ayaa kasoo qayb galayaasha madashan ka dhegaysay fikradahooda iyo su’aalaha ay barnaamijkaan ka qabaan.

  • 1-42.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2-32.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-24.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4-23.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5-19.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6-16.jpg?w=1000&ssl=1
  • 7-15.jpg?w=1000&ssl=1
  • 8-12.jpg?w=1000&ssl=1
  • 9-10.jpg?w=1000&ssl=1
  • 10-3.jpg?w=1000&ssl=1
  • 11-2.jpg?w=1000&ssl=1
  • 12-4.jpg?w=1000&ssl=1
  • 13-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 14-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 15-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 16-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 17-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 18.jpg?w=1000&ssl=1
  • 19.jpg?w=1000&ssl=1
  • 20.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga oo la kulmay Hay’adaha Dawladda iyo Saamilayda Siyaasadeed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this