Ms DD Posted February 28, 2008 ^^ Good to see you H. Where u been? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted February 28, 2008 MS DD, I was nursing the kids the queen was on a long holiday! adgu iska waran sister! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 29, 2008 Kk adiga oo aboowgaa iyo nuuneeydaada haystaba hadaa calaacaleesid maxaan ka sugaa MMA oo wali cidlo qaboow ku dilay iyo Aaliyah oo dadka u ganbanaysay? Qaboow? Aniga? See camalkaana, abaayadiis. Feynuus weyn ii shidan aniga, see waaye. Dadka shumaca u shidan ayaa barafkaan dilay, ani waaka barmoosay yaaqeey. Kuusha haye, Beledweyne iska dhaafee, gees ka gees la ii joogaa, qofteyda meel walbee ka muuqataa nooh. From Baddacas to Bari to Beledweyne to Baardheere to Baraawe ayee iiga muuqataa, dhankaa fiiriyaba iyadaa arkaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 29, 2008 Allah maxaa been iyo buturubadha dumar laga badiyey iyaguna u calool jilceen. It appears raggu from time immemorial knew how to talk the talk but lacked the art of walking the walk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 29, 2008 Feynuus lol maxa ganbaday oo ka hadli, cid calcalasana ma jirto wa heeso laga helay uun This is my latest favorite Somali Song ... http://www.sclub19.com/music/song.php?id=1563 am sure you gonna love it if you haven't heard it before Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 29, 2008 Cabdi Jamac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 29, 2008 It appears raggu from time immemorial knew how to talk the talk but lacked the art of walking the walk You head that by chance rite?........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 29, 2008 Here is another cabdi jamac: Qaboojiyee http://www.youtube.com/watch?v=a5WYVcpdHZk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 29, 2008 Qosolka tii eeba siiyay, Hadaan Qurux qamar u eegeyn......... ado qald ka gelin heee............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 6, 2008 Farxiya Danan - Guurku waa calaf Check this song, it got nice tune and the lyrics are speaking volumes... Enjoy!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted March 6, 2008 you only posts songs nowdays--Boga malahaa haaaayaaa.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 6, 2008 ^^ wara enjoy the song Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted March 6, 2008 ^^ ok WARA i enjoy the song Quote Share this post Link to post Share on other sites