Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan iska casilay baarlamaanka Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Shaacir Sheegow ayaa la sheegay in uu iska casilay xilka Xildhibaanimo ee baarlamaanka Galmudug.

Warqadda is-casilaadda ayaa lagu waramay in uu u gudbiyey guddoonka Golaha Wakiiladda dowlad goboleedkaas.

Sidda ay tibaaxayaan warbixinadda, sababaha u isku casilay mudanaha ayaa la xiriirta “arrimo isaga gaar u ah”.

Sharci-dejiyaha ayaa kamid ahaa 20-ka Xildhibaan ee ururka Ahlu Sunna Waljameeca uu lahaa baarlamaanka maamul goboleedkaas.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this