Deeq A. Posted February 21, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Shaacir Sheegow ayaa la sheegay in uu iska casilay xilka Xildhibaanimo ee baarlamaanka Galmudug. Warqadda is-casilaadda ayaa lagu waramay in uu u gudbiyey guddoonka Golaha Wakiiladda dowlad goboleedkaas. Sidda ay tibaaxayaan warbixinadda, sababaha u isku casilay mudanaha ayaa la xiriirta “arrimo isaga gaar u ah”. Sharci-dejiyaha ayaa kamid ahaa 20-ka Xildhibaan ee ururka Ahlu Sunna Waljameeca uu lahaa baarlamaanka maamul goboleedkaas. View the full article Share this post Link to post Share on other sites