Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

*Come up with your own title for this thread*

Recommended Posts

Somalina   

:D MMA...Somali meelba wey joogan sida Chineseka iyo Hindida...

Kamloops ayaan jooga. 3 Somali leen ka aqaan magalaadan. Whistler waxaan ku arkey gabar ka shaqaysa Hotel, last year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Surrey ee joogan badankood. Victoria asxaab badan ayaa joogta oo reer Tdot ah. Geeljire maxaad ku taqaan.

 

Maalin dhexdaas anigo Vancouver jooga ayaa islaan Somali oo homeless ah lacag i weydiisey. Waan naxey runtii. Vancouver iyo drug problem keeda Somali kama filaneynin iney ku dhex jiraan. Waa islaan 40 dhaafte...yaab ayaa iga soo harey...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D ..Tim Hortons aan kasoo baxey with a classmate, markaas ayey english nugula hadashey "can you spare some change"..Ethiopian ayaan u moodey, markaas ayey Somali igula hadashey "abaay Somali maa tahey, waan baahanahay, wax ma cunin laba biri"..

markaas ayaan u offer gareyey hadey rabto rashin Timmies ayay ka cunteynaysaa...so then I paid for a soup and sandwich combo. 2 dollarna waan u tuurey. She looked like a junkie. Magalaadas wey dhooban yihiin drug addicts. Main & W Hastings ma maqashey weligaa...ilaa iyo chinatown. qashin fooqal qashin aaka buuxa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa u dadaashay inta awoodid.

 

Islii isoo xasuusisay. Waa xaafadda Soomaalida Nayroobi. Haddaa irida ka baxdidba laba ama sadex wax ku weydiisaneyso, qaarkood Soomaali, kuwa kale Kenyaati.

 

Qaarkood ciyaalkooda kuu soo diraayo kaa daba ordaayo maanta dhan. I was kindhearted in the initial weeks oo wax ka buuxiye, but magaalo dhan ma deeqsiin kartidee wadno adeygnimo isku beeray markii dambe. Rabi ha u sahlo dadkaas dhibaateysan again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

aamiin. Somali meelba wey ku dhibaateysanyihiin. If I had Bill Gates money, hal Soomali gaasho kuma seexan laheen. It is really sad and depressing runtii. Ilaahey ha gargaaro dadka dhibaateysan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kamloops waa meel aad uqurux badan MMA.. I did some of my trainings in Kamloops...

 

NNC, Alberta iyo BC history maka heysaa horta? Somalidii Toronto joogtay in the 80's ayaa tagay meeshaas some time in the early 90's. Waxa ee xaga u tageena waxee aheed in ee la dhuuntaan balwadooda.... I met a guy Edmonton 2005 kii.. he told me in uu Edmonton joogay since 1982 looool he was a junkie oo daroogo baabah ka dhigtay... I also met another Junkie in Vancoover oo walaahi aan aad ugaga naxay because walaalkiis la dhashay oo aad ugaga yar ayaan aqaanay oo lasoo koray... He was a junkie wuxuuna dhex fadhiyey China town maskiinka........

 

MMA..maxaan sidii qooleey camal ugu giirnaa adaaba meesha soo galay oo sidii boorkii wareegoo bilaabee lool.....

 

MMA, Toronto sida ee ku socoto iyo shulqul single motherskeeda ka waran.. warbixin kooban naga sii iyo meesha ee nageen doonto qiyaanadaan....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye, maxaa waaye History riga aad rabtid, is weydiin maxumee.

Winnipeg, iyo Halifax ma taktey weligaa, dorigiista Somali meeshaas eey joogaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D

 

Waraa Tuujka maraa ka baxaayo imaatay. Warbixin iyo wargalin faah faahsan waa lagaa siinaa mar kale.

 

Vancouver iyo Alberta si baas ayee kuwa qamriga cabo u buuxaan. Somehow, I don't know. Siiba Edmonton caadi ayee ka tahay waxa bahashaas duliga ah cabo. Haddeeba daroogana kusii darsadeen, Allahood alla. Rabi hasoo hanuuniyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooool abkee koolo dhuuq oo dhan aa joogaan... kuwa hada somalia laga keenay oo horeyba baqti u ahaa aa meeshaas joogaan.....ar iga tag... last month ayaan joogay meeshaas oo shaqada ii dirtay..waa meel qurun ah.... laakiin somalida joogaan qaarkood waa dad cusub oo gaajo u qaba in ee hora maraan oo ee wax qabsadaan so most of them waxee u carareen Alberta...

 

 

meeshaas mar aan joogay ayaan la kulmay bajaq 25 aheed oo 8 caruur wadatay loool... you do the math.. caruurtaan aabahood aaway markii lagu dhahay, waxee dhahday somalia ayuu ku xayiran yahay. markee soo galeysayna wiil ina adeerkeed ah ayaa ku keenay in ee tahay xaaskiisa looool.... I didn't know in aan wili maraqaas iyo muufadaas isku qasanoono loool inama caadi ma tihid aan dhahay ee ilaahey garabkaada ha galo gabareey......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

maanto dhan wax wax cabay baad ka hadlasaan..meel dad quman marin baad martaan baan is idhi icon_razz.gif

 

G'night folks.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ kir makasee!!! gabaryahee magacyada badan!

yaa waaye kan aad ka dhuumaneysid horta? kun dirac uuba kuu xiray ka waran!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye, maxaa ka rabtaa Saharla kaaley? yaan ku sabaaxadeyn,buufis ma ku haayo caawana? in gabar laguu raadiye waaye wax kale ma soconaayan.

Jini ninkii keena bixiya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^ loooool maskiinyahee I'm happy oo dhinacaas la igama heysto... wagii aan bajaq xijaabka ka dafi jiray waa dhaafay oo waan iska xarooday.. hada rabsho lee wadaa bas... iyo kaftan....

 

Saxarla adiga u hiili yaa ku dhahay? qoftaas hadaa ogaan laheyd cijiyaha ku yaalo waaka nixi laheyd oo adaaba fiigi lahaa....maqas miyaa aa isdhahee runtii....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this