Bashiir Posted May 1, 2011 Som@li;715899 wrote: Buraanbur iyo Gabay midna waxba ma soo dhiciyee, Amxaarta ha la iska celiyo. Amxaarada iyo wixii soo raacey sida shiinaha, maraykan,, yuhuud aad baa loo jabiyey, halganku wuxuu marayaa meeshii u saraysay, Ilaahay mahadiis, tageero badan iyo dhaqaalo badana wuu helay. Gabayada, buraanburka iyo wacyi galinta guud ee dadka lagu boorinayo waxay ka darantahay baasuke gaadhi amxaaro saarantahay ku dhacay, sababtoo ah halganka waxaa caqab ku eh isla Somalida iyo dadkii ehel u ahaa caasimadaha waa weyn sida Diridewa, Jigjiga, Qabribayax, Moyaale, Ma'ayso,,etc waxa kiciya oo hurdada ka toosiya waa loo baahanyahay. Gabayadu waa qayb ka mida dagaalka lagu kasbanayo qalbiga, maalka, maskaxda, iyo muruqa umada. Roodo Ilaahay ha xafidee waa marwo degan oo halgamaa ah, diin iyo asturnaan leh islamarkaas af iyo adinba ku dagaalantay, Paragon warayso isagey jaar ahaan jireene... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 1, 2011 Som@li;715899 wrote: Overrated, ma xuma laakin xogaa caadufad baa ku jirta, waa sheekadii qaar reer waqooyi ku oraneyeen Ilma Mooga baa ugu sareeya abwaanada oo kale. Buraanbur iyo Gabay midna waxba ma soo dhiciyee, Amxaarta ha la iska celiyo. How is she overrated bal? Gabadhu boqolaal gabay oo waddani bey tirisay, you can't many about that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 1, 2011 gabadha roda afjano wa gabadh gob ah i like her allot. Quote Share this post Link to post Share on other sites