Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan

Recommended Posts

Deeq A.   

Weerar ismiidaamin ah, ayaa la sheegayaa in uu  ka dhacay meel u dhaw goob  isu soo bax diini ah ka socday  magaalada Quetta ee dalka Pakistan.

Inta xaqiijiyay 7 qof ayaa ku geeriyootay, halka 25 kalena waa ku dhaawacantay qaraxaas.

Saraakiil u hadlay dowladda, ayaa waxaa ay sheegeen in nin wata mooto uu is qarxiyay, xili ciidamada amaanka ay su’aalo waydiinayeen, waxaana ay tilmaameen in baaritaano socdo

Weli ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkaasi.

PUNTLAND POST

The post Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this