Deeq A. Posted February 18, 2020 Weerar ismiidaamin ah, ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay meel u dhaw goob isu soo bax diini ah ka socday magaalada Quetta ee dalka Pakistan. Inta xaqiijiyay 7 qof ayaa ku geeriyootay, halka 25 kalena waa ku dhaawacantay qaraxaas. Saraakiil u hadlay dowladda, ayaa waxaa ay sheegeen in nin wata mooto uu is qarxiyay, xili ciidamada amaanka ay su’aalo waydiinayeen, waxaana ay tilmaameen in baaritaano socdo Weli ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkaasi. PUNTLAND POST The post Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites