Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Muuse Macalin oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir, Muuse Macalin Maxamed oo wareysi siiyey Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku saabasan dadka u cadaalad doonta Al-Shabaab.

Muuse Macalin ayaa sheegay in wax wanaagsan aysan aheyn in loo cadaalad raadsado Al-Shabaab oo uu ku eedeeyey inay dhibaato ku heyso dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dadka tega deegaanadooda ay ka tallaabeen sharciga, islamarkaana ay ka hortagi doono dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/cd.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this