SOO MAAL Posted February 17, 2006 Insha allaah, Illaahay somalia dad iyo dalba ilaahay ha barakeeyo amiin amiin amiin Dhulkayagu sabool maaha! Dadka soomaaliyeed qaar badan ayaan ogeyn Hodantimada dhulkeenna. Iloowsanna in meelkasta oo colaad iyo abaar isku raacaan in laga qaxaayo, markasna saboolnimo dadkii iyo dalkiiba lagu tilmaamayo. Haddaba Abwaansoomaaliyeed ayaa hees ka qorey hodantimada iyo Hiddaha soomaaliya. Inkastoo heeso badanquruxda dhulkeenna heeso badan laga qoreyney, aniga heeskani waxa uu ila yahay mid ka mid ah kuwa ugu fiican. Heeskan waxaa qorey Abwaan Maxamed Tukaale Cusmaan. Abwaan Tukaale waxa uu alifey riwaayado badan iyo heeso aan la soo koobi karin. Heeska la yiraahdo "dhulkayagu sabool maaha" waxaa ku luuqeyn jirey Allaha uxariistee Cabdi Sallaad "Beerdilaacshe" Dhulkayagu sabool maaha saxro iyo abaar maaha seben xumaadna kama dhicin xidig-seermaweydiyo sanad walba waa Kheyr satigiyo Dhiilahaan Kasoofeen ku shubanaa Haamaha la saabshaa Subagana ku lulanaa Sidig baanu maalnaa Sumal baanu qalanaa Sedbuursi ka faankiis Soomaali haddaan nahay Sinji baan u leenahay. Dhukayagu sabool maaha Siigiyo dabeyl malaha Saxansaxiyo waa Doog Sagal iyon daruur iyo waa seymo roobaad. Xarig baa la soohaa Aqal baa laga sameeyaa Surrad baa la duubaa Waxa lala sugaa Gabar Xushmo sooryo gobanimo Soomaali haddaan nahay Sinji baan u leenahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 17, 2006 1) Ceelka Holhol, Laascaanood, Sool, Somalia Halkan Ka Daawo Ceelka Holhol ee Shidaalka ee la bilaabay Oct 16, 1988 iyo Ismacil Ibrahim Ducale oo muuqaalo iyo barnaamijkan xiisaha leh inooga soo diyaariyey 2) Kalabaydh, Sool, Somalia Halkan ka Daawo Horumarka Magaalada Kalabaydh ee Gobolka Sool Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 17, 2006 Soomaali Udiida Ceeb; Somalia don't Shame yourself Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 17, 2006 Khayraadka iyo Bilicda Gobolada Sanaag,Haylaan & Galbeedka Bari (SHB) Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 17, 2006 nomads plz contribute to this thread, I am interested to know more about the blessings of Allah to our beloved country Somalia from Djabouti to Garisssa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 17, 2006 - Valuable resource like fish resource, oil - Natural magnificence like ceelafweyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 18, 2006 DAALLO IYO UBAXEEDA DAAWO DACALADA Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 18, 2006 Bosaso Skyline Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 19, 2006 Here is my contribution to this threed. Beeraha Gobalka Gedo iyo Jubba River Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 24, 2006 Bro Dhubad Thanks, Gedo is really a beautiful paradise Although there is drought in that region presently, but Allah can make again green and blessed Quote Share this post Link to post Share on other sites