Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Oo Shaacisay Inay Sharciga La Tiigsanayso Cuqaal Damiintay Dad Aan U Dhalan Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa sheegay inay sharciga la tiigsanayaan Cuqaal Damiintay dad aan Somaliland u dhalan si ay u qaataan Kaadhka Aqoonsiga Somaliland.

Wasiir Kaahin, ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan Liiska Cuqaashaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this