gooni Posted February 13, 2020 Odweyne Waxaan ka hadlayaa waa (faqriga) oo ah kan dila wax kastoo sharaftu tahay. Soomaaliya oo dhana waa ka jiraa saaxiib. Gob hadaad maqasho waa dal dhisan oo dhaqaale haysta. Waxaan meesha qaban inaan dumarka soomaalida qaarna ku cayno afrikaan, qaarna ku dhahno labiso oo aqoonsi noo doon, labaduba waa "caar" in la ilaaliyo u baahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites