Sign in to follow this  
Deeq A.

“Muuse Biixi iyo Farmaajo Way Kulmeen” Wasiir Faratoon

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo madaarka Hargeysa kula hadlay saxaafadda ayaa si kooban uga hadlay kulanka madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Somalia mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku yeesheen magaalada Addis Ababa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this