Deeq A. Posted February 12, 2020 (SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo madaarka Hargeysa kula hadlay saxaafadda ayaa si kooban uga hadlay kulanka madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Somalia mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku yeesheen magaalada Addis Ababa, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites