Blessed Posted January 11, 2010 ^I'd be too if I was from Qaloocan? Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there. Ngonge, Oo waa tee? Aan ku diree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted January 11, 2010 ^Unless of course your tuulo is more insignificant than Qardho or Burco. At which you will be excused for claiming Mog Haha Blessed. Was thinking same Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 11, 2010 Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Che -Guevara: Has anything been accomplished in this thread so far? I got me a Qardho daughter-in-law but nothing much besides. Who's the unfortunate sodoh, so I can beat some sense into her with the Burco Budh (borrowed from Ibti)!!! :mad: After 18 pages of hollering, reer Burco reer Qardhood bey tartan aan meesha oolin kula jiraan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 11, 2010 Originally posted by Blessed.*: ^I'd be too if I was from Qaloocan? Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there. Ngonge, Oo waa tee? Aan ku diree. Hayeey, Ibti is from Qaloocan. Where in Somalia is Hargeysa Punto-I have no particular tuulo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 11, 2010 'Inan yahay gob baad tahay Gob gobi dhashaa tahay Gacal iyo xul baad tahay Haween gola istaagoo Haybad gaar ahaaneed Guullaheena siiyoo Loo geed fariisto Gudi ay ku kulantoo Gola laysku siiyaa lagu doontay baad tahay ' Gobanimo is not an attitude or some fancy social adornment any honky heathen can claim to have, or to have been bestowed with. No. It has history. It has tradition. It has noble mannerism! And a gob girl is the very one the above song describes. Here listen to it fully: Marka guudka loo dabo Timaha gadafta loo xiro Tiigsadaan ku qaan gaar Gayaankooda soo baxo Ee geedka loo tago Wadahadasho Guurtidu Gacan qaadku uu dhaco Laga keeno guunyada Gibladiyo cayaaraha La gimgimo arooskii Waa gaari nolol wacan lagu soo gargaarshee Gobsanaa hablahayagu Guudka PS: I am not being supremacist or anything approaching it. But I reserve the right to keep my Somaliness as gob and as pure as possible. And the Qur'an and Islamic schools of thought are not incompatible my decision. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted January 11, 2010 paragon mayeeeeeee ka daaaaaaaaaaaaa. by the way heeskaa anigaa la iqaaday (inanyahay gob baad tahay) waana ku adkeysanayaa it is mine Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 11, 2010 CL,Looooooooooool@ sijui kabila..lol,hiyo nakata,itakuwa hasara mafundisho yote ya umoja na ujama ya Mwalimu. Lazima tusaidie ndugu zetu,ndio uungwana huwo mpenzi...Mungu ibariki Africa..hehehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 11, 2010 MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY Posted to the MOL January 2, 2010, 9:25 am Ereygan ******* ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo ay joogaanba ay iska dhadhacsheen in dadku yahay Sab iyo Soomaali, tanoo dad badan markan lasoo galinayo xayndaabkan Sabta, sida muuqatana uba egtahay in xitaa Soomaalinimadii dadkan lagala bakheylayo, walow dhankoodana ay isticmaaleen erey ay ayaguna ula baxeen wixii aan xayndaabkooda ku jirin, kaasoo ah AJI. Masaladan *******imada iyo waxa ay salka ku hayso asalkeedii hore ayaan jeclahay in mowduuceygan maanta aan si tafaftiran ugu faaqido, si aan u daahfuro in sheeko baraley hore, dad aan kala sareyn, wada dhashayna isku kala takooraan, iyadoo laleeyahay labo walaalo ah midna waa *******, ka kalena waa nasab, tanina na tuseyso maangaabnimada umadan Soomaaliyeed. U soo laabo aragtida kow lagu salgooyo *******imada, oo ah tan sheekada oranaysa waa waxa jiray labo walaalo, labada walaalaha ah ayaa waxa soo foodsaarey gaajo aad u daran, iyagoo waayay wax ay afka gashaan, dabadeedna helay bakhti, iyagoo bakhtigii nafta kula tacaalay, markii nafi kusoo laabatay ayay socod bilaabeen, iyagoo helay dad marti soora, mid ayaa is matajiyay, markii soor loo keenay, halka kii kalena diiday in uu is matajiyo, tanoo deeto la yiri, maadaama uusan iska matajin bakhtigii kani waa *******. Kaba dhig in sharaftii iyo xurmadii dadkani Soomaalida walaalaha ay ahaayeen ku lahaayeen ku waayeen bakhtigan uu diiday ninka loogu abtirinayo in uu iska matajiyo, sidoo kalena aan ku sifeyno in bakhtiga oo lacuno ay *******imadaba horseed u tahay. Hadaba su’aashu waxa ay noqonaysaa Waa ogtahay, ama waan wada ognahay, in Qabaa’ilkii shalay Gobanimada sheegan jiray, maanta horseed u yihiin wax walba oo xun, iskana ilow in Bakhti buusan iska matajin daliil u aheyd *******imada, maxey noqonaysaa Ajigu Bakhtiga iyo xumaha kale ee uu labacanleynayo maanta, isaga oo aan baahiyu u keenin, daliilka uu la imanayo? Maxey tahay Nasabnimada uu ku faanayo ninka calan iyo ciid uu lahaa habeen casho ah dhaafsanaya? Sarkaal Ethiopian ah, ayaa laga soo xigtay isaga oo leh Somalida maanta waxan u naqaanaa ama ugu yeernaa “ANDHI BIIRAA” oo uu ula jeeday (Hal dhalo oo Biir ah), taasoo uu kawaday damiirkooda iyo dadnimadoodu halkaas dhalo oo khamriga ah ayaa kaa xiga. Hadaba kuwa magacani ku baxayo ma ahan Sabtee la soco, waa kuwa Ajiga nasabnimadu qoorta ugu xirnayd ku faani jiray. Ku dhawaad labaatan sano, dal iyo dadkii Soomaaliyeed waxa ciida afka u gashey damac fool xun, oo beelihii ku hadaaqi jiray “Eebow Hanagumeyni” ku kala bixi waayeen! Yaa Nasab ah? Yaase ku faani kara manta Nasabnimadaas? Waa marqaati ma doonto, in manta Midhibaanku ka nasabsan yahay Soomaali oo dhan, waxaana nasabnimadaas lawadaaga in alla iyo intii xiligan xun ee Somaliyi Labaatanka sano ku dhexjirtay, aan wax hagardaamo ah ula soo bareerin, si dal iyo dadkiisaas daleesha maran yaala uga durdursan. Xiliga xun ayaa la isbartaa, miyaysan aheyn Soomaali mid ay isku baratay xiligan, marka kuwa nasabka ku faani jiray aysanba kala aqoon Xalaasha iyo Xaaraanta, Xaqa iyo Xaqdarada, Samaanta iyo Xumaha. Baqti aan la iska matajin, iyadoo waliba baahiyu kuu geeysay, tanoo laba oran karay waa kuu banaan tahay, ayaa waxa ay aheyd daliilka *******imada loo cuskaday. Maxay noqonaysaa, xumaha iyo fawaaxishta ka daran, Bakhtigii la iska matajin waayay, ee kuwa nasabka sheegan jiray xalaaleysteen? Mase is weydiisay, hadii Bakhti la cunay ******* la iskugu baxshay, waxa ay noqoneyso in la iskugu baxsho fawaaxishta manta Soomaaliyi la timid? Miyaysan cadeyn in *******IMADU aysan aheyn wax aan kuba fadhin xumaha lagu tilmamayo, ee waxa ibtilada dhaliyay tahay ceebaha aan hidaha iyo dhaqanka loo laheyn, maantana yaal Daas walba oo kuwii Nasabnimada ku hadaaqi jiray. Caaqil ka mid ah kuwii *********ka ee Gobalada dhexe ku noolaa, ayaa laga soo sheegay in uu u tagay mid ka mid ahaa caaqilada qabaa’ilada kale, asaga oo ku leh “Hebelow hal maalin oo aan Bakhti cunay, ayaan Midgo kunoqonay, Idinkuna maalin walba bakhti ayaad cuntaan, ee waxa aad noqoysaan kawarama”. Ceeb allaha asturo, kama warami karaan, waayo? Wax *******imo ka xun ayaa meesha yaal. Marag ma doonto weeye ceebihii gunnimada ku aslanaa ee ka dhacay magaalooyinka Soomaaliyeed, Muqdishana horyaalka u aheyd, waxa foolxumadaas walwaalayayna waa kuwii Nasabnimada Doodoodu aheyd. Miyaysan aheyn manta in lagu dhawaaqo magacooda ay mudan yihiin, amase si gesinimo leh, loogu sheego in Nasabnimada iyo ficilkoodu is laheyn. Halkaan ka akhriso Maansadii “NASABNIMO MA SHEEGAA”oo isla mowduucaan aan ku daahfurayay Shamsadaa dusheena ah Shucaacaa ileyskiyo Shacnigaa ka muuqdaa Sharci bay ku joogtaa Shimbirahaa ordaaya Sharqi iyo galbeedka Badahaa shixnadu mari Buurahaa shashabaniyo Dhulka shamac loo dhigay Cirkaa ku shoolaqan Shukrigii illaahiyo Sharci bay ku joogaan Anna oogta aan shidi Inta xumaha shiishiyo Ceebaal Shashabiyaha Ku shirkoowday waxan jirin Baalaleey Shuf bay oran Shuuxshuux horeetoo Dadyow lagu shirqoolana Shukadii lasaariyo Shiraac in aan ka feydaa Sow shacuurtu ima barin Runta shaabad wadatana Mu’min iyo shariikuba Ruuxa sheega weheshade Taas waxaa u shaahida Hadii shaleyto oday Bakhti uu shifeystay Shiikhsaday baruurtiis Sharaftiis ku waayay Kuwa maanta shixirka ah Sheydaankiyo ibleyska ah Shabahaaya aadmiga Ka shiraacday diintoo Shaqfaduna ka maqan tahay Miyaadan u sheegteen Magacii shalay baxay Midkaloo ka shisha maray Ajiguna sidii shaal Lashuxleyn dariiqyada Maxaa sheeko baraleey Anaa shuunsareetiyo Anaa shishe u sii ridan Ama taajka shaaska leh Ama shiikha duula leh Ama cudud la sheego leh Soo xirantay sheekadaas Warkii Aji shushubi jiray Isku sheegi jiray waa Gunimaday shareysteen Saaka may ka sheexaan Sow yagaan sidii shini Ku shamuumay xumihii Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka aan shaqo u kicin Abidkiisna shaah shuban Shantu in ay u hoortoo Shaxaad dooni mooyee Aan shuqul kale u dhalan Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shaaricaa u xiray Shandad in uu ku baartoo Shuftay xaabe khaate ah Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Innan aan shinkeed galin Ninka buntukh ku shiishoo Ku kufsaday garoonshiid Waalidkeed o shishay iyo Ka arkaaya sheedana Illin shagax leh mooyee Waraabaha shush orankarin Shaleygaa midkaa dhigay Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka shacab walaala ah Konton shaadh u kala xiray Cadowgana la showroo U shirqoola calankiis Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka qaran shilmaaniyo Shaqshaq uun ku doonoo Ciidii shubtoo raray Badahana shisheeyaha Midba shan u kala qoray Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shuufay Dowladnimo Shafeecana ka raadsaday Dudo shan iyo tobanoo ayaguba shifeeysnayn Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka sheikha ahee Shubho galiyay aadmiga Sharkana horseed u ah Ku shabaaxa ehelkiis Dhiigana ka shaaruba Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Beenbaa shaqeeynine Dadoow mays sharbixinaa Shukaantii illaahiyo Xaqa maan ku showrnaa Shaamareer ma tuurnaa Shareecadu siday tiri Waxa noogu sharaf badan Agtiisana shafeec kuleh Midka eebe shaafiyay Qalinkii: Muxyadiin X Ciid alcarab1@yahoo.co.uk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 11, 2010 Juxa, dee adigu gobtii la yaqiiney baad tahay. Heestana iska qaado, illeen nin gob ahoo deeqsi baad ahaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 11, 2010 Paragon, Daka laga hadlayaa Somaali maha? Waxba mahaa, dookhaaga la ciyaar oo illahay hakuu barakeeyo. Nice song btw. but I thought gobanimada uu sheegayo is about upbringing and nothing to do with chance. Touche, Che. It isn't and that is the attraction. You'd be interested to know that your beloved Al Shabaab plays a major role in the upward migration too. Meh! Ibts. knows the deal. Sowta Burco ku faanta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cynical lady Posted January 11, 2010 Achan uhuni nawe mpendwa. Hasara gani tena, na ndugu gani tena unwamongelia? We mwanamke, koma nakwambia, piga break kabla sijakuchukulia hicho kitabulisho chaku. Tumsaidia nani? Walendo? Kisa. Wewe mapenzi yako yana hitaji re-orientaion, umepata mshefa wa kisonja ama? Sima tu, sita lia. P.s mungu ibariki Tanzania alafu ndo afrika…acha kukimbiza maneno nawe nakum’use mwalimu namna hivyo. Eboo!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 11, 2010 ^Royalty is not chance, Blessed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 11, 2010 ^Blessed-Then you should thank Al-Shabaab for bringing little diversity to rather boringly homogenous tuulos. My beloved Al-Shabaab shall come up north soon, Redsea is spearheading the effort. I didn't know you visit maano koombiyo aka politics section. Ibti is pragmatic, of course Burco weyku faaney while keeping her credentials. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 11, 2010 Ha is isku halayn, As-North waa Red Sea oo miidhan. Pragmatism? Is that what it is? I shall start parading my tuulos then, might find me a few more relatives. Yur@Paragon. Bal waa ku kaasee la dakee. Quote Share this post Link to post Share on other sites