Deeq A. Posted February 11, 2020 (SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku kulmeen madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya; Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Ilo-diblomaasiyaddeed oo Addis Ababa ku sugan ayaa Wariye Khaalid Foodhaadhi u xaqiijiyay in kulanka labada madaxweyne oo maanta dhacay ay dhex-dhexaadinaysay dawladda Itoobiya. Source Share this post Link to post Share on other sites