Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland Bulshada degmada Waaciye

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland Xubno ka tirsan ayaa xalay kulan laqaatay, qaybaha bulshada, waxgaradka iyo maamulka Degmada Waaciya ee gobolka karkaar.

Guddiga ayaa uga waramay masuuliyiinta iyo dhamaan bulshada reer waaciya qorshaha iyo barnaamijka ay wadaan ee ah Doorasho qof iyo cod ah oo ay dadweynuhu kusoo doornaayaan golayaasha deegaanka Puntland.

shacabka degmada Waaciya ayaa soo dhaweeyay nidaamka doorasho xor ah oo ka dhacda Puntland.

  • 2-15.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-12.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4-12.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5-9.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6-8.jpg?w=1000&ssl=1
  • 7-7.jpg?w=1000&ssl=1
  • 8-6.jpg?w=1000&ssl=1
  • 9-4.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland Bulshada degmada Waaciye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this