Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo wacyi-gelin ka bilaabay degmada Dhahar

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa magaalada Dhahar ku qabtay kulankoodii wacyigelinta iyo latashiyada dadwaynaha kala duwan ee reer Puntland.

 Kulanka waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta gobolka Haylaan oo ay hoggaaminayaan guddoomiyaha gobolka Haylaan Siciid Xuseen iyo maayarka degmada Dhahar Cabdifataax Maxamed Salaad iyo xubno ka socda qaybaha bulshada ee Dhahar.

Guddigu waxa uu soo bandhigay qorshe-hawleedka geeddi socdka dimuquraadiyadda iyo jadwalka doorashada dawladaha hoose ee Puntland waxuuna sidoo kale ka jawaabay su’aalihii bulshadu waydiisay iyaga oo kadhegaystay dhammaan talooyinka ay soojeedisay bulshadu.

2-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-7.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1 4-7.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1 5-4.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1 6-3.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1 7-3.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1 8-3.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo wacyi-gelin ka bilaabay degmada Dhahar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this