Deeq A. Posted February 6, 2020 (SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo iskaashigooda. Qoraalkan kasoo baxay xafiiska safaaradda mareykanku ku leedahay Muqdisho ayaa muujinaya in meesha laga saarey in Somaliland qeyb ka tahay Soomaaliya. “United States has continued outreach efforts to the Federal Government and all the Presidents of the five Member States” “Mareykanka wuxuu sii wadayaa dadaalkiisa wacyigalinta ee Dowladda Federaalka iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta dowladood ee xubnaha ka ah “. Puntland , Jubaland , Hirshabeele , Koonfur galbeed ,Galmudug. Source Share this post Link to post Share on other sites