Deeq A. Posted January 29, 2020 Xildhibaanada baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda gobolka Galgaduud. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa khudahooda waxqabad looga dhageystay musharraxiinta u taagan hoggaanka sare ee maamulkaasi. Musharraxiinta khudbadaha laga dhageystay oo gaarayey ku dhowaad 10 ayaa sugu jira kuwa u taagan xil ka madaxweynaha iyo ku u sharraxan ku xigeenka. Wariyaha Shabelle ee deegaanada Galmudug, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaa warbixin ka diyaaryey wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda maamulkaasi. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Gaab.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites