Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharraxiinta Galmudug oo khudbado laga dhageystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda gobolka Galgaduud.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa khudahooda waxqabad looga dhageystay musharraxiinta u taagan hoggaanka sare ee maamulkaasi.

Musharraxiinta khudbadaha laga dhageystay oo gaarayey ku dhowaad 10 ayaa sugu  jira kuwa u taagan xil ka madaxweynaha iyo ku u sharraxan ku xigeenka.

Wariyaha Shabelle ee deegaanada Galmudug, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaa warbixin ka diyaaryey wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda maamulkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Gaab.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this