Jacaylbaro Posted November 21, 2004 Is there anyone who can tell me this place ??? Try it out . . . . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted November 21, 2004 Hargaisa, Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 21, 2004 waa Hargeisa caddeey, i remember that laami, I drove it when i went luga baxsi to Gibiley and Arabsiyo. sawirka ugu horreeyo xaafadaha kor dhanka taagga ama buurta kaa qabanayo waa xaafada idaacadaha waxaa ku geenaayo baska ka baxo central hargeisa ee u dhaw xawaalada Kaah iyo Barakaat telecom ama barxada qaadwalayaasha. sawirka hoosena waa xafiiska UNDP illaa dhowr daqiiqo ayuu u jiraa city centerka hargeysa hadaad gaari wadato laga bilaabo dar-usalaam shop illaa suuqa weyn ee udhaw ama ku dhaggan xaafada quracleey oo dhankan shishe ka ah suuqa weyn ee bacadlayaasha ah. okey intaas waa ku sii taraaraxey, bangiga somaliland gadaashiisa wadada ah waxaa ku yaalo xabbiska weyn maalintoo baan gabadh ku arkey oo sugeysay wiil walaalkeed ah waxeyna ka imaatey berbera walalkeed waxaa loo heestey inuu nin diley laakinse dagaal caadi baa dhex marey oo feer ahaa kadib ninkii waaba iska dhintey Ilaah amarkiis, marka adaa diley aa la dhahay, she was nice lady about 23. lool i will stop here Quote Share this post Link to post Share on other sites