Saalax Posted January 28, 2020 Ciidanka xooga gaarka DDS ee ka hawl gala magaalo qaran ayaa xili ay ku guda jireen hawlahoodii shaqo gacanta ku soo dhigay hub sharci daro ah oo dhan 39 bastooladood iyo ragii waday hubkaas oona ka soo galay dhanka wajaale sida ay SRTV u sheegaan saraakiishii gacanta ku soo dhigtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 29, 2020 Was reading Pistols more expensive, sometimes more than Ak47, cuz high insecurity in Somalia, must have. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 29, 2020 Gudaha hargaysa waligeed bistoolad qofna laguma dilin, walaalihii kaloo soomaliyeed waxay u diraan xagjir iyo bistoolada wada socda. Waa warshadda kaliya oo sodon sano aan shaqada joojin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 29, 2020 40 bastoolad iyo raggii watay oo lagu qabtay xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya Ciidamada Liyuu booliska ee dawlad degaanka Soomaalida, ayaa galabta gacanta ku dhigay hub, gaari iyo raggii wetay kuwaas uu gudaha u sii gelayey dhulka uu ka arimiyo ismaamulka Soomaalida. Hubkaan ayaa waxaa wetay oo lagu qabtay illaa seddax nin, kuwaas oo watay gaari HILUX ah, hubkaas ayaana dhamaantiis bastoolado ah. Bastooladaha lagu qabtay raggaas oo lasoo bandhigay sawirro laga soo qaaday ayaa tiradooda lagu sheegay 39 bastooladood. Seddaxda nin ee lagu eedeeyey inay wateen hubkaas ayaa laga qabtay magaalo lagu magacaabo Qaran oo u dhaw magaalada ku taalla xuduudda dowlad deegaanka iyo Somaliland ee Wajaale. TV-ga dawlad deegaanka ayaa baahiyay sawirrada gaariga iyo hubka lagu qabtay ragaas tiradooda lagu sheegay seddaxda nin, waxuuna weriyey in hubkaasi uu ahaa mid si sharci darro ah lagu gelinayey deegaanada maamulka, sharcigana lasoo taagi doono ragga ku eedeysan falkaas. Xigasho 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 29, 2020 11 hours ago, maakhiri1 said: Was reading Pistols more expensive, sometimes more than Ak47, cuz high insecurity in Somalia, must have. Pistols are easier to smuggle that is why. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 29, 2020 Ethiopia sirdoonkooda yaa la nool meel fog hub ma gaarsiin karaan. Waa punland iyo koonfurta waxay hadhuubkooda gediyeen, ayagoo wajiyo badan. Dekadda qalalan, bur iyo sonkor noogasoo dejin maayaan. Dal-waynaha puntland xuduudkiisu waa sadexda marso ee boosaaso iyo doomaha ku xiran, inta kale snm yaa ka masuula. Cadawga puntland waa dawlada dhexe oo ladhisay puntland oo qaangaara. Qodobka 52aad yaa wax walba ku dhanyihiin furqadiisa labaad Waxbarashada way ka manhaj horaysay aydoon guriba ka dhisnayn koonfurta yaa laga qalinjibin jiray iskoolada dalka punland. Sharciga batroolka iyo kaluumaysiga waa isla qodabka firqadiisa(B) Doorashada qof iyo cod waa in marka hore puntland lagu tijaabiyo hadii kale sharci noqon mayso. Snm 40 sano bay sahyuuniyad u shaqaynayeen, cadawgeeduna waa soomaali, guri dayacan haday hesho waa sidaad doonto ugu galgalo aboowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted February 2, 2020 So far this is manufactured/fake news. Quote Share this post Link to post Share on other sites