gooni Posted February 1, 2020 Labo wasiir oo federaalka ka tirsan saxaafada kama baqaan, kan maaliyadda iyo kan wax-barashada Daacaadnimo kalsooni yaa ka muuqata mar walba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 1, 2020 Dadkana meel bay la'yihiin, waa waxa xal loogu waayey wax badan oo fudud, arinkasta si fudud loo dhameeyn karo waxa laga dhigi mushkilad aan la xaliyi karin Federal masiin karto shaahaado dad ayna waxay dhigteen la oqoon Quote Share this post Link to post Share on other sites
eman yalpsid Posted February 1, 2020 failed nabar iyo naxdin deciding to spend their short remaining time to harass the only functioning state whose examinations arent sold around Muqdisho markets. talk about priorities Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 1, 2020 12 hours ago, gooni said: Labo wasiir oo federaalka ka tirsan saxaafada kama baqaan, kan maaliyadda iyo kan wax-barashada Daacaadnimo kalsooni yaa ka muuqata mar walba. I thought the whole argument about the exams was about quality and who has the right to give certification- state or federal. It seems Somalia's dirty politics found children's education to be an ideal tool for point-scoring. Quote Share this post Link to post Share on other sites