Deeq A. Posted January 28, 2020 Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shabkada Qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dorayaan dhamaan reer Haali Abdillahi Abisite meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid Axmed Xaaji Abdilaahi (Abusite) Marxuumka oo maanta lagu aasay magaalda Hargeysa. Waxa aan Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites