Yaabka-Yaabkiis Posted June 18, 2008 What is yours dee walalo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted June 18, 2008 Gayaan kale ma waaayeen Gaziin adan cunin karin Gaajada ma bi-iyee Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted June 18, 2008 Of all youtube Somali songs - this is my favorite http://www.youtube.com/watch?v=z8MBwCK5TEk&feature=related Dhabtuu yaal jaceeylku Sida aad dhalaan tahay oo aan ku dhalay dadka kaa dhaweeystee Dhinacyada kalgacalkiyo/xubnaha iyo dhuuntuu kalgacalkuna dhamuu iigaga yaalaa dhabtuu jaceeylku yaalaa dhabtuu jaceeylku yaalyaa Sida dhiraha miraha leh oo dhibici deeyreed galabnimo/subaxnimo ku soo dhacay ooy dharabtiyo malabkuba dhirta dacalka saareen aan kuu dhaweeyoo marna aan ku dheehdee adiguna ha dheeraan damn! walaahi she killed me so softly ! never ever will i hear such a sweeter, smoother and sultry voice! R.I.P Mama Magool! http://www.youtube.com/watch?v=PXtyXwggGC8&feature=related tan ayaan heesaha kaskeey igu socoto oo kaliya Nafta aramidaa hogaamisoo waxa uurka gubay waa aamuskee ma adkeeysibaa ufo looga dhigay ilintiyo huqdiyo ololaha jaceeyl ma aawadaa baan **** deeyr baxdiyo taan eegayaay Ambiyeey walaal alif iyo kun jeer nafta ku aamintaa ubax kuu sidee ubax kuu sidee ilo biyeeysan iyo ufo iyo xareed eegaan lahaa qalbi ooman baa kuu ololaayee!! the best lyrics and tune of all kaskeey songs Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted June 18, 2008 nice Kaban and Keyboard - same song modernized by my friends in Minneapolis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 19, 2008 @ igu socota. Waawareeey waa iga dambeesay, goormaa af Somaliga lagu soo daray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted June 19, 2008 Nephthys ma maqlin miyaa sheekadaas ma igu socoto ee iga dhaaf ---- ma ii dhiimeeyso? -- ma ii baxeeyso? ma ii dhadhameeyso? -- ma i mareeyso? I guess u haven't been ciyaalka xaafadda? or been around them? the slangs are many and ever evolving ... I like when they say...Innaba caadi maaha! or trainka waa ka dhacsanahay! or you still on jiq eey igu tahay? and maxaa isku dhacaa era/stage? even waaweeynka don't use that any more! so get on the train and la qabso -- heesta igu socoto ....is the new thing ...you will soon hear from the guy who has crush on you telling his posse that ...macalimadaas aan u bogbogaayo aa lee igu socoto...nooh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 19, 2008 L0L. ahhh! dhiimeyso? ka dar oo dibi dhal. "Aboo waa kaa helay waa ii dhiimoosaa, makugu socdaa?" ma la dhihi karaa? . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 19, 2008 Aniga tanaa igu socotee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 19, 2008 Saan u gaabsannaayaan gaboobayoo Gabdhii iyo Gayaankaygii waan gabee Goblamaaye God aakhiro aan galee hehe Intii aanan gu'in i GUNAANADEE!! Cid ay khusaysaa majiro in SOL?? I like that song, walaahi. Mohamed Jammac Joof buu ahaa. Yaa yaqaan horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 19, 2008 Waan ku guursan lahaa kuma gaadhayooo lalalalala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 19, 2008 ^ adigu kuma jirtid dadka wax la waydiinayo. Waad naga wayntahay! I expected you will know runtii. Waqooyi is the home of Somali suugaan. Sorry- I mean Somaliland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
amatillah Posted June 19, 2008 i know abwaan Max’ed Jaamac Joof Allaha u naxariistee becouse i knw Mohamed Abdi(Aar) he's realii Good .... garbahayga gamuun baad ka taagtayo gibilkeyga suntii wada gaadhayee goblamaaye god aakhiro aan galee naa inta aanan go'in i gunaanadee GOOD Chice Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 19, 2008 And they said he died when he sang that song ..... not sure if it is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites