Kool_Kat Posted June 3, 2008 ^Hayeh, Yarka Sanadka, sheekada 'far bukto iyo meesheedaa is og' miyaa adi...Yaa loo jeedaa afkeen? Ar Reer-Mudug wax iigalay iyo waxaan iigalin walaguu yaqaan, ee isoo xanso... PS, maanta xoogaa waa fahmay waxaa qortay, jilcis uma baahni... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 3, 2008 Cakku Ina Libaax-san-ka-taabte. Hadduu maanta Alle-u-baahne joogi lahaa miyyaa reer Mudug A & T wax ka sheegi lahaa... Edi; And speaking about Jacaylbaro gabaygiisa, waxaad isoo xasuusisay nin reer Gaalkacyood ahaa oo sidaa doo kale xiniinya badnaa , laakiin aan sida loo gabyo aqoon. Waxaa la yiri ninkaa baa nin gabyaa ahi u gabyey. Wuxuu ballan ku qaaday inuu ninkaa iska dhiciyo [that's classical reer Mudug mantra, yaan lagaa badin. Laakiin in laga badinayyo isbaa waa ogaa ee xiniinyihii baa ka battay sida Jacaylbaro. Habbeenkii danbe buu maqdarad [gathering] dhigay. Reer Galkacyood kii oo dhan buu casumay oo yiri ilma adeerayaalow caawaa inaan Faarax ugabyaan rabaa ee ha la i dhegeysto. Waa lasyku yimid. Ninkii asaga ahaa inta istagay oo Faarax usoo dhawaaday buu yiri: Najjisyahow, najjisku dhalay waa kuu gabyahayaaye, Doofaar baad tahay, oo sidaad iigu soo baxday baan kuugu soo baxay'e Nacallaa waaridkaa iyo walcankaagaba ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 3, 2008 Oday Xiin, kolkaad Shariifkii iga reebtay, eed faraskii aan iska saaraa iga dajisay, miyaa hadana wali ila daba socotaa wadhaf? lool@najisyahoow najisku dhalay inaan.... Koolkat: Baleeg waad i caayaysaaye; wiilka sanadka ma waxaad u jeedaa "wiilkii wareerka ee Sanadka"?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 3, 2008 ^^Mayyee markaan adaan kuu baqay adeer! Reer Gaalkacyoodku 20 kii sano ee lasoo dhaafay waxbay diliyeen, and I don not want an intellectual like you inuu waxaan macno lahayn ku dhinto... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 3, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Walee yaabay Madax ku dhiigle, xaad la yaabtay? A&T, cuqdad aa kaabuuxdaa umaleynaa...Wax kasto is not caay ama wax laguu hoosgalinaayo, wah... As Tuujiye would say 'Wareer Badanaa'!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 3, 2008 ^ Hadana waad isii caayaysaa? I really enjoy when you get upset. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 3, 2008 ^LOOOOOOOOOL, you are just too cute for your own sake...Upset kuyeh...Ani iyo upset isma daaqilno, sowtaan kuu sheegay...Ee dhibaatada wexey ka taagantahay, kaftankeygaad sikale u qaadataa, markaasaa adiga is calool xumeysaa...Ha iga calool xumaan, meeshaan nacnac uun baan ku hayaayee... PS, toloow mexey eheed wexey Soomaali ku maahmaahi jirtay? Hmmmm, something about 'qofkii kujecel aa ku caayo'... Iga leexo hade, caku shiirbadan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2008 loooooooooooooooool@xiin ,,,,, Waxaad i xasuusisay ninkii reer hawd ee iyada oo beeshu guurayo intuu qayliyay yidhi hayaaay ,, waar awrta joojiyaaay gabay baa i haya e ,, awrtii baa la joojiyay oo ninkii la isugu soo ururay ilayn waakan yidhi gabay baa i haya e ,,,, markiisii horena inuu gabyo baa loogu taag waayay oo waa laga quustay,,, waxa la yidhi ninkii waakan hagaagay ee bal dhegeysta ,, markii la isu yimid buu gabaygii bilaabay oo yidhi: hobaalayeey hoobaalayeey hooye gabay baa i haya oo waa gabayo ciilkoode Uubaale xaabaale waa lagaga hoydaaye (2 tuulo magacood) Banka tuuyo waxa laga helaa soofayaal jabane ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 3, 2008 lol@gabay baa i haya oo waa gabayo ciilkoode Hadduu Maraykanka joogi lahaa lacag buu ka dhergi lahaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2008 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,, ninkii gabayo ciilkood baa loo bixiyay ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 3, 2008 ^A deserving nick... Waryee Jacayl odoga maxaad isku ahaydeen? Intaa waxbaa ka sharqammayya adiga qudhaada ninyahow ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2008 waar niyow waxba isumaanaan ahayn intaan ogahay hadaan dee awoowgaygii 20 iyo ayeeydiisii 15 ilma abti ahayn ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 3, 2008 Awoowgaagii 20 naad haddii lagaaro labadeenna isku soo dhacayna. Anna ninkaa waxba iima geli. Laakiin bal sidiisiiyo kale markii gabay ku qabto iskugu kaaya yeer aan ka dhegeysannee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2008 Adiguna markaad is leedahay yaan lagaa badin u gabay noo yeedh bal ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites